Jadwalka Shaqada
| Maalmaha | Saacadaha |
|---|---|
| Sabti – maalinta gibsiga cagaha qalloocan + OPD | 8:00am – 12:00pm · 1:30pm – 8:00pm |
| Axad – Khamiis | 8:00am – 12:00pm · 1:30pm – 8:00pm |
| Jimce | Degdeg iyo dhaawacyo keliya (on call) |
Sabtidu waa maalinta gibsiga cagaha qalloocan (clubfoot), oo ay la socoto rugta bukaan-socodka (OPD).
Yaa la xiriiraa?
- WhatsApp: Wixi caafimaad ah ama aan degdeg ahayn.
- Telefoon: Wixi qalliin ama degdeg ah.
Qalliin ama xaalad degdeg ah? Wac lambarka dhakhtarka si toos ah. Su'aalaha kale ee caafimaadka ee aan degdegga ahayn, nagala soo xiriir WhatsApp. +252 61 496 4873